U soo bixi-doona Champions League: Yaa u badan inuu ku guuleysto tartanka iyo imisa boos ayaa kooxaha Premier League yeelan doonaan?

Liverpool ayaa xisaab ahaan u soo baxday Champions League 2025/26, Arsenal ayaana la hubaa inay ku dayan doonto, laakiin waa kuwee kooxaha kale ee Premier League ku biiri doona? Horyaalka Premier League waxa loo dammaanad qaaday ugu yaraan shan kooxood oo ka qayb gali doona tartanka champions League xilli ciyaareedka dambe