Shan kaluumaysato oo 55 maalimood ku go,doo sanaa oo la bad baadiyey xeebta Galapagos
Shan kaluumaysato ah oo 55 maalmood ku jiray badda ayaa Sabtidii yimid deked ku taal jasiiradaha Galapagos ka dib markii ay badbaadiyeen doon nooca Tuna ah, ciidamada badda Ecuador waxay sheegeen X. Saddexda qof ee Peruvian ah iyo labada Colombian ayaa la la’aa tan iyo bartamihii bishii Maarso, waxaana 7-dii May laga helay doon laga